Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah oo ku soo Badanayo Jowhar.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah ayaa kusoo badanaya Jowhar kadib markii ay ku dhiiradeen ganacsi ahaan in laga sameeyo cabitaan geed ka mid ah geedaha kabaxa meelaha banaanka oo aan lacag badan joogin isla markaana ay cabaan rag u badan darawalada gawaarida kaxeeya iyo dhalinyaro kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here