Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa wadda dadaalo ku aadan sii ay uga qeyb qaadan lahayeen dib udhiska dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.