Arday Danyar ah oo fursado Waxbarasho ka helay dugsiyada ku yaala Beledweyne.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka ikuulka Somali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan ardyda danyarta iyo agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka iskuulka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here