Maamulka Dugsiga Sheekh Xasan Barsane ee Magaalada Jowhar oo ka hadlay Xaalada waxbarasho ee dugsigaasi.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulaha dugsiga Hoose, dhexe iyo sare ee Sheekh Xasan Barsane ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle Axmed Cabdi Maxamed ayaa ka warbixiyay Xaalada waxbarasho ee iskuulkaasi iyo mida guud ee degmada Jowhar.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here