Jaamacad Ku taala Baladweyne oo Soo Kordhisay Kuliyad Lagu Barto Luqada Talyaaniga.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka jaamacadda Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb cusub oo lagu baran doono luuqda Talyaaniga taasoo ay ka faa’ideysan doonaan ardeyda dhigata kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda Baladweyn.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here