Hooyooyinka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay oo loogu Baaqay in ay kala koriyan Caruurta.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – kala Korinta Caruurta ayaa qeyb muhiim ah ka qaadata marka ay Hooyada qaado Uur isku nuug ah, koobaha caafimaadka soomaaliya ayaa xiligan laga helaya kaniinka kala dhereynta iyo dawooyin lagu talagalay marka Hooyada iyo Aabaha ay ka tashtan arimaha la xiriira kala korinta caruurta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here