Dhaqaatiirta Beydhabo oo ka digay Dhibaatooyinka Caafimaad daro ee uu leeyahay Xanuunka Baabasiirka.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta magaalada baaydhabo ayaa ka digay saameeynta Cudurka baabashiirka oo fara ba,an ku hayo bulshada soomaaliyeed.

Dr. Cabdullahi Isxaaq oo kamid ah dhaqaatiirta Magaalada baydhabo ayaa ka warbixiyay xanuunkan iyo dhibaatooyinka uu sababo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here