Xaflad Lagu Dhiirigalinaayay Arday Dhameysatay Barashada Qur’aanka Kariimka oo Lagu qabtay Baladweyne.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran waxaa lagu qabatay Munaasabad ay ku qalinjabinayeen ku dhawaad 24 arday oo baratay xifdinta qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madarasada nasru-diin ee Magaaladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here