Oxford 0-3 Arsenal: Gunners oo isku diyaarisay inay FA Cup-ka ka hor tagto Manchester City

0
92

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa ka hortageysa  Manchester City kulan ka tirsan wareega 4-aad ee FA Cup-ka kadib markii ay garaacday kooxda heerka saddexaad ee Oxford.

Mikel Arteta ayaa todoba isbadal ku sameeyay ismari waagii ugu danbeeyay ee gool la,aanta ee Newcastle waxaana hogaamiyayaasha Premier league ay guul 3-0 ah ku gaartay Kassam Stadium

Labada kooxood midkoodna wax shuud ah ma uusan dhalin 45-daqiiqo ee qeybta horeka hor inta uusan Mohamed Elneny dhalin goolkii ugu horreeyay Daqiiqadii 63aad Waxana Labo gool ku daray Eddie Nketiah iyadoo Ciyaarta ay ku soo dhamaatay 3-0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here