Maamulka Jubbaland oo kormeer ku sameeyay xarumaha Caafimaad ee Magaalada Kismaayo.

0
97

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Qorshahaan  hubinta Daawooyinka yaallo Xarumaha Caafimaadka  ee Magaalada Kismaayo ayaa looga golleeyahay sidii Hay-adaha Caafimaadka ee Ku deeqa daawoyinka loogu gudbin lahaa,Dawooyinka loo baahan yahay si meesha looga saaro daawooyinka badan oo aan la isticmaalin oo ay dalka Keenan qorshahaan ayaa wuxuu kawada fulayaa dhammaan dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Addow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here