Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in laga qeyb qaato waxbarashada carruurta danyarta ah.

0
77

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa sheegay in marka hore la raadiyo baahiyaha ka jira xaafadaha iyo degmooyinka Jowhar si looga saaro jahliaga carruurta aan waxbaran ee ay dhaleen danyarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here