Jowhar – ( Radio Isnaay ) – xili inta badan dadka soomaaliyeed ay ka cawdaan saameeynta cudurada ku dhaca kaadi mareenka ayaa waxaa isa soo taraya talooyinka caafimaad ee ay bixiyaan dhaqaatiirta.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.