Barakacyaasha Degmada Dhoobley oo codsaday in loo sameeyo Maalgalin shaqo.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada Soomaaliyeed ayaa u badan bulsho xolo dhaqato Beeraley kuwaasi sanadihii u danbeeyay saameyno kala duwan kala kulmay Abaaraha soo noqnoqday qaar badan oo kamid xolo dhaqato, Beraleyda kuwaasi oo sanadihii ugu dambeeyay saameyno kala duwan kala kulmay abaarta soo noq noqotay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here