Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in laga hortago Musuqmaasuqa.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha dhexe xasan Xaaji cabdulle oo lahadlay Radio Isnaay ayaa ugu baaqay qeybaha ka duwan ee bulshada iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan dowlad goboleedka hirshabeelle in lagu dadaalo sidii looga hortagi lahaa Masuqmaasuqa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here