Maamulka Magaalada Cadaado oo ka Digay Xaalufka Dhirta Deegaanka.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Cadaado ee maamulka galmudug Cabdixakiin Maxamed Cali ayaa isaga oo ku sugan Deegaanka Dhuumoodle ee Hoostaga Degmada cadaado waxa uu kulan mira dhal ah kula qaatay halkaasi Qaar kamid ah waxgaradka Deegaankaasi.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here