Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool degmada dhoobley ee gobalka jubbada hoose ayaa sheegay in ay ubahanyihiin waxyaabaha Aas-aasiga ah ee ay helaan dadka lixaadkooda udhameystiranyahay sida waxbarashada, caafimaadka iyo shaqooyinka bulshada ay qabtan.
Warbixitan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.