Booliska Brazil oo dib ula wareegay dhismaha baarlamaanka dalkaasi.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Brazil Luis Inacio Lula da Silva, ayaa aqalka koonagreeska iyo dhismayaasha kale ee dowladda ee ku yaalla Brasilia, saacado uun kadib markii halkaas ay weerar ku qaadeen taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil, Jair Bolsonaro.

Booliska ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta goobihii ay ku sugnaayeen taageerayaasha, iyadoo boqolaal qof la xiray.

Mar sii horeysay, Madaxweyne Lula da Silva ayaa sheegay in kuwii weerarka geystay lasoo qaban doono isla markaana tallaabo laga qaadi doono.

Qaar ka mid ah taageerayaasha Mr Bolsonaro ayaa diiday in ay aqbalaan guuldaradii doorashadii ka soo doorashada iyo guusha uu gaaray madaxweyne Da Silva.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here