Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaraadda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar waxa ay ka daah-furtay kulanka dib uhowlgelinta dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.