Maamulaha Dugsiga Makaay Garaare Ee Jowhar oo ka Warbixisay Xaalada dugsigaasi.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maryan Xaaji Ibraahim oo ah maamulaha dugsiga Hoose, dhexe ee makaay garaare ayaa sheegatay sababata dugsiga loogu magac daray makaay garaare oo ahayd Halgamaa, Suugaanyahan madaama ay kasoo jeeday tuulada mooyko oo hoostimaada degamada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here