Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Jowhar Kulan kula yeelatay Hey’adaha Gar-gaarka Bixiya.

0
76

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kulan la yeelatay Hey’adaha ka howlagala Magaalada Jowhar kulankaasi oo looga hadlayay sidii deeq daawo ah loo gaariin lahaa iyo biyo dhaamin dadka barakacyaasha ah ee ku sugan Jowhar.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here