Maalinta Caalamiga ah ee luqadda Braille-ka oo Maanta dunida laga xusayo.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2019-kii meelmariyay in sannad kasta 4-ta bisha Janaayo oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee dadka baahiyaha gaarka qaba gaar ahaan kuwa indhoolayasha.

Dadka baahiyaha gaarka qaba ayaa inta badan helin daryeel caafimaad, waxbarasho, shaqo iyo ka qaybgalka bulshada.

Intii lagu jiray masiibada COVID-19, dhaqammo badan oo wanaagsan ayaa waxaa hirgeliyay qaybo ka mid ah nidaamka Qaramada Midoobay si kor loogu qaado ka jawaabida naafada ee COVID-19 oo lagu faafiyo macluumaadka farta indhoolaha.

warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here