Maamulka degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafadda deegaanka.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka shuban biyoodka oo ka mid ah cudurada faafa ayaa bilihii la soo dhaafay ka dilaacay qayb ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana ka mid ah meelaha uu shuban biyoodka ka dilaacay magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoostaga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here