QM oo go’aan ka soo saartay xayiraadaha ay dumarka ku soo rogtay Taalibaan.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Ammaanka ee Qaamada Midoobay ayaa ku dhaleeceeyey dowladda Taliban siyaasadaheeda bartilmaameedsanaya Haaaweenka iyo gabdhaha dalka Afghanistan.

Talibaan-ka ayaa haweenka ka mamnuucay in ay dhigtaan jaamacadaha iyo in ay ka shaaqeeyaan Ngo-yada intii lagu jiray toddobaadkan.

15ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa sheegay in ay arrintaasi tahay mid aad u naxdin leh marka laga hadlayo xannibaadda sii kordheysa ee la saarayo waxbarshada haweenkan.

Xoghayaha Guud ee Qaramada MidoobayAntonio Guterres ayaa sheegay in xannibaadihii ugu dambeeyeysida uu yiri ay tahaya in laga hortago.

Qoraal ka soo baxay Golaha ayaa ku baaqay in haweenka si buuxda oo sinnaan leh oo macno sameyneysa ay haweenka uga qeyb qaatan Afghansitaan waxbarshada iyo shaqooyinka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here