Kulan dib uheshiisiin ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka G/sh/dhexe oo lagu qabtay Jowhar.

0
105

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa isugu jiray dib uheshiisiin iyo xog iswareeysi  waxaana soo qaban qaabiyay ururka haweenka gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay kasoo qeyb galeen maamulka ururada haweenka gobol,degmo iyo heer xaafadeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here