Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doodan oo ay soo qabanqaabisay Hey’adda tubta Nabadda soomaliyeed ayaa waxa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan degmada jowhar, odoyaasha dhaqanka,haweenka iyo dhalinyarada iyadoo looga hadlayay kaalinta ay haweenka iyo dhaiinyarada ku leeyihiin gollaha deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.