Tababar lagu ku Saabsan Hogaaminta Maxaliga ah iyo Xalinta Khilaafaadka oo lagu soo Xiray Jowhar.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxa ay tababar ugu soo xirtay qaar kamid ah shaqaalaha dowladda hoose ee Jowhar iyo shaqaalo kale oo ka socday wasaaradaha maamulka,waxaana tababarkan lagu baranayay hogaaminta maxaliga ah iyo xalinta khilaafaadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here