Dhalinyarada waxbaratay ee Jowhar oo ku Baaqay in lataageero Carruurta aan awoodin Waxbarashada.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Waxa ay ku baqeen in taageero la siiyo caruurta aan awoodin in ay iska bixyaan qarashaadka waxbarashada.

Qaar ka mid ah dhalianyaradan oo la hadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada iyo dhalinyarada waxbartay ay xoogga saraan caruurta yar yar ee aan helin fursadaha waxbarasho.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here