Deeq Raashiin ah oo La gaarsiiyey Qoysas Barakacyaal ah oo ku nool Dulleedka Baydhabo.

0
130

Jowhar – (Radio Isnaay ) – ku dhawaad 500 Qoys oo danyar ah ayaa Hay’ada Amoud Foundation waxay gaarsiiyey Deeeq Raashin ah, kuwasi oo ah qoysas ku nool Xerooyinka Barakacayasha Duleedka Magaalada Baydhabo,Deeeqda Raashinka oo isugu jirtay Bur,Bariis,Caano iyo Saliid ayaa la siiyay qoysaskan intay socotay bixinta Rashiinkaan Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha KG ayaa Kormeeray.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here