Barafkii ugu xooganaa oo ku dhuftay Maraykanka iyo Canada oo ay dad badan ku dhinteen.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dabeylaha barafka wata ee ka dhacaya dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 60 qof.

Dabeylaha ugu daran ayaa ku dhuftay magaalada Buffalo ee gobolka New york. 27 qof meydkooda waa la helay halka, halka meydad kalana barafka dhexdiisa laga baadi goobaya.

Qoysas badan ayaa la dhibban dhacaya sidi ay cunto iyo dawo u heli lahaayeen maadaama ay dukaannada xiran yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here