Gabdhaha waxbartay ee Jowhar oo loogu baaqay in ay layimaadaan kaalintooda ku Aadan horumarinta ganacsiga.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha wax bartay waxa ay kaalin weyn kaga jiraan hormarinta bulshada waxaana haatan loogu baaqay gabdhaha waxbartay ee magaalada Jowhar in ay layimaadaan kaalintooda ku aadan horumarinta ganacsiga magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here