Tababar ku Saabsan Horumarinta Tacabka Beeraha oo lagu qabtay Beydhabo.

0
96

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Ujeedka loo qabtey tababarkan ayaa ahaa sidii Beeralayda loo bari lahaa Beerashada waarta waxaana loo qabtey iskaashatooyinka Beeralayda iyo qaar kamida Haweenka ku nool Kaamamka Magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here