Benjamin Netanyahu oo markii lixaad noqonaya Ra’iisul wasaaraha Israa’iil.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda cusub ee garabka midig ee Israel ayaa loo arkaa mid taariikhi ah oo la isku raacay iyadoo xukunka uu ku soo laabtay raysal wasaraihii hore Benjamin Netanyahu.Netanyahu, oo ku guuleystay doorashadii bishii November,ayaa nooqnaya markii lixaad taariikhada raysal wasaare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here