Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo deeq Rashiin ah kala wareegay Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Heyadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Deeq Raashin ah ku wareejiyay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here