Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Maamulka Hirshabeelle ka Dalbaday in shaqo abuur loo sameeyo.

0
119

Jowhar ( Radio isnaay ) – Qaar ka Mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa wajahaya xaalad shaqo yari ah kadib markii ay ka soo qalinjibiyen Jaamacadaha ku yaala dalka waxa ayna hatani Maamulka Hirshabeelle ay ka codsaden in shaqo abuur loo sameeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here