Sare Ukac ku yimid qiimaha la Iibiyo Bariis Baarroow Ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay caan ku tahay wax soo saarka dalaga Bariiska, waana magaalada kaliyah ee lagu beero bariiska loo yaqaano bariis caddaha dadka qaarna ay u yaqaanaan Bariis Baarroow ayaa hatani sare ukacay kadib markii beeraleyda ay ku sababeyeen Roob la’aan ka jirta dalka.

warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here