Maalinta Caalamiga ah ee Wadajirka Aadanaha oo Maanta dunida laga Xusayo.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Wadajirka Aadanaha ee Caalamiga ah waa maalin aan u dabaaldegno midnimadayada kala duwan maalin la xasuusinayo dowladaha inay ixtiraamaan ballanqaadkooda heshiisyada caalamiga ah.

maalin kor loogu qaadayo wacyiga bulshada ee muhiimadda wadajirka waa maalin lagu dhiirigelinayo dood ku saabsan siyaabaha kor loogu qaadayo midnimada si loo gaaro Yoolalka Horumarineed ee Joogtada ah oo ay ku jiraan ciribtirka faqriga maalin hawleed lagu dhiirigelinayo hindiseyaal cusub oo ciribtirka faqriga.

Sidaa darteed, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa ku qancay in horumarinta dhaqanka wadajirka iyo ruuxa wax wadaaga ay muhiim u tahay la dagaallanka faqriga, ayaa ku dhawaaqay 20-ka Disembar maalinta caalamiga ah ee wadajirka aadanaha.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here