Tababar sare loogu qaadayo Xirfada dhalinyarada oo lagu qabtay Jowhar.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa lagu qabtay Tababar kor loogu qadayo xirfada dhalinyarada waxana tababarkan soo qaban qaabiyay hey’ad ka shaqeysa shaqo abuurka dhalinyarada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here