Bulshada Jowhar oo ka Hadlay sida loo Horumarin karo ganacsiga Caasimadda Hirshabeelle.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado dhawaan ganacsatada Magaalada Jowhar ay shegeen in ay ka soo kabteen daruufo badan oo soo wajahay balse hadda ay ka soo gudbeen ayaa qaarkood waxa ay ka hadleen caqabadaha iyo sida loo horumarin karo ganacsiga caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here