Xaalad dhanka nolosha ah oo soo Wajahday qoysas ku nool Baladweyne.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan ayaa ka soo barakacay abaaraha ka jira deegaano miyga ah oo hoostaga Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiraan waxa ayna qaarkood oo la Hadlay warbaahinta ay codsadeen in loo gurmado.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here