Madaxda Koonfur Galbeed oo Xariga Ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Dr Ayuub Ee Magaalada Baydhabo

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Labo Sano oo dhismo ka socday Garoonka kubadda cagta Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa Xarag jar Madaxweynaha KGS Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here