Liverpool oo Kalsooni buuxda ku Qabta inay ku Guulaysanayso Tartanka Loogu Jiro Jude Bellingham.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay sii kordheyso rajada ay ka qabto inay ku guuleysato tartanka loogu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe ee Borussia Dortmund Jude Bellingham .

19-sano jirkaan ayaa la filayaa inuu noqdo mid ka mid ah ciyaartoyda loogu doonista badan yahay sanadka 2023 ka dib markii uu u soo ciyaaray kooxda iyo wadankiisa tan iyo markii uu u dhaqaaqay Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here