Nin gabdhaha uu shukaansado ‘kabaha ka xadi jiray’ oo si layaab leh lagu ogaaday gudaha Kenya.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si weyn baraha bulshada iyo warbaahinta Kenya looga hadal hayaa nin la sheegay in uu kabo u kala xadi jiray gabdho uu la haasaawi jiray.

Ninkan oo lagu soo oogay dacwad ku saabsan in uu geystay falal xatooyo ah ayaa kabo iyo Laptop uu ka xaday saaxibtii siiyay gabadh kale uu shukaansan jiray.

Ryan Lusalishi ayaa lagu eedeeyay intii u dhexeysay 7 iyo 8 November in gabadh la yiraahdo Elizabeth Okumu oo ku sugneyd Nairobi uu ka xaday boorso uu ku jiray Laptop.

Gabadhan oo shaqo ku maqneyd markii ay guriga dib ugu laabatay waxay waysay Laptop-keedii, kabaheedii iyo kaarkii bankiga ee ay lacagta ku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here