Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Jowhar ka daahfurtay Qorshe How-leedka Wasaaradda ee 2022-2026.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadaan oo aheed Mid lagu soo bandhigayay Qorshe Howleedka Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle ee Shan tano soo socota ee 2022- 2026 islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Labada Gole ee Maamulka Hirshabeelle, Bahda Waxbarashada iyo Qeybaha Kaladuwan ee Bulshada Magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay Hallka Unicef ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here