Dhaqaatiirta Jowhar oo Hooyooyinka Hirshabeelle ugu Baaqay in la Ilaaliyo Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa maalmahan ka socda kulan lagu wacyigelinaayo Hooyooyinka Soomaaliyeed kuwaasi oo nuujiya Carruurta yaryar waxa sido kale looga hadlay dhibaatada ka dhalan karta haddii aan Ubadka canaha naska hooyada la siinin waqtiyada loogu talo galay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here