Mikel Arteta oo daaha ka qaaday in Arsenal ay Bisha Soosocota Ciyaartooy Cusub soo iibsan Doonto

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mikel Arteta ayaa daaha ka qaaday in Arsenal ay aad ugu firfircoonaan doonto suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ka hor suuqa January.

Gunners ayaa xagaagii ku qarash gareysay 120 milyan ginni shan ciyaaryahan, iyadoo Gabriel Jesus , Oleksandr Zinchenko iyo Fabio Vieira ay yihiin magacyada ugu caansan ee lagu keenay Emirates Stadium heshiisyo joogto ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here