Maamulka Koonfur Galbeed oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Bani’aadanimo ee ka jirta deegaanada Maamulkaasi.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdinasir Abdi Caruush Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KG Oo ka Hadlayay Xaaladaha Bani’adanimo ee ka jirta Deegaanada KGS, gaar ahaan Noolasha Barakacayasha kaga Noolyihiin Xeryaha Baydhabo ayaa sheegay inay jiraan Culeesyo dhinacyo Badaan ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here