Xuska Maalinta caalamiga ee xaquuqda aadanaha oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 1948-dii meelmariyay in sannad kasta 10-ka bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dega maalinta caalamiga ee xaquuqda aadanaha si bulshada iyo dowladaha loogu baraarujiyo ilaalinta xaquuqda aadanaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here