Bannaanbaxyo ay dalka Bangaladesh ka dhigayaan taageereyaasha Mucaaradka

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tobanaan kun oo ka tirsan taageeryasha mucaaradka dalka Bangaladesh yaa isugu soo baxay caasimadda dalkaasi e Dhaka iyagoo dhigaya bannaabax ay ku dlaanayaan in dowladdu iscasisho.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey , dad bandanna waxay ka maqanyihiin waddooyinka iyagoo rabshadaha ka baqaya .

Xisbiga Bangladesh Nationalist Party ee BNP ayaa dowladda ra’iisul wasaare Sheekh Xasiina ku eedeeyey in ay burbur u horseeday dhaqaalaha .

Toddobada xildhibaan oo katirsan baarlamaanka ayaa sheegay in ay iska casilayaan baarlamaanka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here