Ururka Naafaadda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Dalbaday in laga Taageero Xarumo Waxbarasho.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka Naafadda ah ee ku nool Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xiligan waxa ay wajahayaan Baahi dhinaca waxbarashada ah waxa ayna qaarkood shegeen in ay ubahanyhiin sidii ugu qeyb qadan lahayeen Horumarka deegaanka.

Afhayeenka Ururuka Naafada Gobalka Shabeellaha dhexe Maxamed Axmed Raage ayaa dowlad gobaleedka  Hirshabelle ka codsaday in la garab istaaga maadaama ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka Nolasha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here