Maamulka degmada Jowhar oo Xariga ka jaray Shirkad ka shaqeyn doonta Nadaafadda deegaanka.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daahfurka Shirkadda Nadaafadda Shabeelle ayaa  lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaana Daahfurka Shirkaddaan oo Si Mutadawacnimo ah ugu Shaqeyn doonto Bulshada Magaalada Jowhar ayaa waxaa aas,aasay Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaana Daahfurka Shirkaddaan kasoo qeybgalay Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here